Waxaan halkan kuugu soo bandhigeynaa muqaalo film ah oo ku saabsan wefdiga madaxweynaha
Bogaan waxaad ka heli doontaa filmaan ku saabsan wefdiga Dowlada Soomaaliya ee uu hogaaminayo Madaxweyne Sheekh Sharrif Sh Axmed. inta ka horeeysa imaatinka wefdiga waxaa sii ciyaari doona filmaan tijaabo ah.