Skip to main content

Xaflada soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya waxaa lagu qabanayaa

Printer-friendly versionPrinter-friendly versionPDF version

Waxaa maanta oo khamiis ah lagu dhawaaqay cinwanka hallka lagu qabanayo xaflada soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo wafdiguusa waana sidan.

490 Commercial Road
London E1 0HX
020 7734 3922

Troxywww.troxy-events.co.uk