|
Submitted by admin on Mon, 03/08/2010 - 02:03
|
Madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa booqan doona Misaajidaka weyn ee Tooting Broadway ee magaalada London, Madaxweynaha ayaa caawa oo isniin ah taariikhdu tahay 08/03/10 salaada cishaha la kulmi doona Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka UK
MADAXWEYNE SHARIIF SH AXMED OO BOOQAN DOONA TOOTING BROADWAY ISLAMIC CENTRE