Galabta arbacada ee taariikhdu tahay 10/03/10 waxay noqon doontaa hadii Alle idmo galab ku weyn taariikhda Soomaaliya,
|
Submitted by admin on Thu, 03/04/2010 - 00:29
|
Galabta arbacada ee taariikhdu tahay 10/03/10 waxay noqon doontaa hadii Alle idmo galab ku weyn taariikhda Soomaaliya, Waa markii ugu horeysay ee madaxweyne Soomaaliyeed kula kulmo dalka dibadiisa dadweyne gaaraya ilaa todobo kun oo ruux,
Qudbada madaxweynaha & barnaamijyada kale ka sokoow, waxaa habeenkaas dadweynaha madadaalin doona fanaaniinta Soomaaliyeed ee ku caan baxay dhiiri gelinta & taageerida nabada,waxay soo bandhigi doonaan ruwaayado & heeso cusub oo ay uga qeyb qaadanayaan soo dhaweynta wefdiga Soomaliyeed,
Abwaanada aad la kulmi doontaan waxaa ka mid ahaan doona
Al Ustaad Axmed Naaji Sacad
Faadumo Qaasim Hiloowle(Faynuustii Fanka)
Bashiir Cali Xuseen (Bashiir Arji)
Gaadaco
Cabdi Raxmaan Sh Axmed (Gaas)
Nimco Yaasiin
Maryan Mursal Ciise
Cabdi Shire Jaamac
Qoomaal
Xuseen Shire Jaamac
Shamso Bashiir iyo hobalo fara badan oo aan magacyadooda dhawaan idiin soo gudbin doono