Skip to main content

Bixinta tickedhada shirka oo maanta si ku meel gaar ah loo hakiyay

Printer-friendly versionPrinter-friendly versionPDF version

Maanta oo talaado ah 02/03/10 waxaa si kumeel gaar ah loo joojiyay bixinta tickedhadii lagu galayay madasha shirka, Fadlan joogto ula soco bogaan si aad u ogaato markii dib loo furo.

 

 

GUDIGA QABAN QAABADA SOO DHAWEYNTA WAFIDIGU WAXAY IDINKU WAR GELINAYAAN IN SI KU MEEL GAAR AH LOO JOOJIYAY BIXINTA TICKEDHADA, DHAWAAN AYAA DIB LOO FURI DOONAA HADII ALLE IDMO.

REGISTRATION IS TEMPORARILY ADJOURNED BY THE ORGANIZING COMMITTEE. IT WILL RE-OPEN SOON, SO CHECK BACK.