Skip to main content

March 2010

Dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee degan magaalada Leicester waxaa lala socsiinayaa

Dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee degan magaalada Leicester waxaa lala socsiiniyaan in  ay ka  soo  qeyb galaan xaflada soo dhaweynta madaxweynaha Soomaliyeed mudane Shariif Shiikh Axamed oo lagu qaban doono Birmingham (The New Bingley Hall, 1Hockley Circus, Hockle

Dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee degan magaalada Leicester waxaa lala socsiinayaa

Dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee degan magaalada Leicester waxaa lala socsiinayaa

Dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee degan magaalada Leicester waxaa lala socsiinayaa

Dhamaan dadweynaha Soomaliyeed ee degan magaalada Leicester waxaa lala socsiinayaa in ay ka soo qeyb galaan soo dhaweynta madaxweynaha Jam.

MADAXWEYNE SHARIIF SH AXMED OO BOOQAN DOONA TOOTING BROADWAY ISLAMIC CENTRE

Madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa booqan doona Misaajidaka weyn ee Tooting Broadway ee magaalada London, Madaxweynaha ayaa caawa oo isniin ah taariikhdu tahay 08/03/10 salaada cishaha la kulmi doona Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka UK

Ticket - Birmingham

Register here to participate in the presidential visit's event or to get update..

Cinwaanka Hallalka lagu qabanayo xaflada soo dhaweynta Madaxweynaha ee London iyo Birmingham

Waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay cinwaanka hallalka lagu qabanayo xaflada soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo wafdiga uu hogaaminayo waana sidan.

 

XAFLADA LONDON Waxaa lagu qabanayaa

Troxy theatre

490 Commercial Road
London E1 0HX

http://www.troxy.co.uk/

Xaflada soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya waxaa lagu qabanayaa

Waxaa maanta oo khamiis ah lagu dhawaaqay cinwanka hallka lagu qabanayo xaflada soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuriyada Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo wafdiguusa waana sidan.

490 Commercial Road
London E1 0HX
020 7734 3922

Troxywww.troxy-events.co.uk

Galabta arbacada ee taariikhdu tahay 10/03/10 waxay noqon doontaa hadii Alle idmo galab ku weyn taariikhda Soomaaliya,

Galabta arbacada ee taariikhdu tahay 10/03/10 waxay noqon doontaa hadii Alle idmo galab ku weyn taariikhda Soomaaliya, Waa markii ugu horeysay ee madaxweyne Soomaaliyeed kula kulmo dalka dibadiisa dadweyne gaaraya ilaa todobo kun oo ruux,

Si aad uga qeyb gasho munaasibada soo dhaweynta Madaxweynaha waxaa lagaa doonayaa...

Dhamaan dadka ka soo qeyb galayo munaasibada soo dhaweyntaa Madaxweynaha Soomaaliya waxaa lagu wargelinayaa in ay u raacaan talooyinka soo socda.

Bixinta tickedhada shirka oo maanta si ku meel gaar ah loo hakiyay

Maanta oo talaado ah 02/03/10 waxaa si kumeel gaar ah loo joojiyay bixinta tickedhadii lagu galayay madasha shirka, Fadlan joogto ula soco bogaan si aad u ogaato markii dib loo furo.

 

 

GUDIGA QABAN QAABADA SOO DHAWEYNTA WAFIDIGU WAXAY IDINKU WAR GELINAYAAN IN SI KU MEEL GAAR AH LOO JOOJIYAY BIXINTA TICKEDHADA, DHAWAAN AYAA DIB LOO FURI DOONAA HADII ALLE IDMO.

REGISTRATION IS TEMPORARILY ADJOURNED BY THE ORGANIZING COMMITTEE. IT WILL RE-OPEN SOON, SO CHECK BACK.