Skip to main content

February 2010

Hidaha & Dhaqanka Soomaaliyeed. Barnaamijka Baro Dalkaaga WARSAN TV

video: 

Bogaan waxaad ka heli doontaa filmaan ku saabsan wefdiga Dowlada Soomaaliya ee uu hogaaminayo Madaxweyne Sheekh Sharrif Sh Axmed. inta ka horeeysa imaatinka wefdiga waxaa sii ciyaari doona filmaan tijaabo ah.

Ticket - London

Register here to participate in the presidential visit's event or to get update..

Write your full name in this field

Write your telephone number here (mobile/home)...

Write a valid email here to confirm your registration..

Gallery

 

Waxaad soo booqatay qaybta sawirada ee bogga www.sompresidentvisit.com , Halkan waxaan idiinkugu soo gudbin doonaa sawirada wefdiga dowlada Midnimada Qaran ee ku soo wajahan dalkan Britain, inta ka horeeysa imaatinka wefdiga waxaan idiin rajeynaynaa nabad & barwaaqo.

Copyright. Xuquuqda wawiradan waxaa leh tfgsomalia.net , Waa tijaabo waxayna halkan ka sii muuqan doonaan inta laga helayo sawirada wefdiga dowlada.

Event Info

 

 

Berito oo ay taariikhdu tahay 03/03/10 Talaado waxaa lagu dhawaaqi doonaa halka ay ka dhici doonto madasha shirka,


The venue for the Somali presidential delegates conference will be anounced tomorrow Wednesday 3rd March, 2010.

 

 

 

Hees

video: 

Halkan waxaad ka daawan doontaa barnaamijyada ku saabsan wefdiga dowlada Midnimada qaran ee booqashada ku iman doona magaalada London ee dalkan UK.

inta ka horeysa waxaa sii ciyaari doona filmaan tijaabo ah

WARGELIN


Qur'an Karim. Abdu Rahman Abanur (Abuyo)

video: