Home
IMPORTANT NOTICE
This site is dedicated to providing information about the Somali Presidential visits to abroad. These offical foreign visits by the President of Somalia serves to foster and strengthen mutual relations. Information coverage of these website will include official trips taken by the President of Somalia outside of the country in the term of his office. The site will not only highlight all previous but also upcoming visits. Information dissemination will include pictures, audio and videos where applicable. For information relating to events such as speech by the President for the somali diasporas, the site will provide necessary information as to the place, time and requirements for participating in these events.
WARGELIN
Waxaa loogu bishaareynayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Qaarada Yurub gaar ahaan dalka England in wefdi heer qaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada midnimada qaran ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sh Ahmed uu booqasho rasmi ah ku iman doono dalkan UK.
Booqashada wefdigan uu hogaaminayo Madaxweynuhu oo ka kooban wasiiro, Xildhibaano iyo madax sare oo ka tirsan dowlada midnimada qaran ee Soomaaliya ayaa waxay ka dambeysay martiqaad rasmi ah oo ay u fidisay Dowlada Britain.
Inta ay socoto booqashada madaxweynuhu wuxuu meel fagaare ah kula hadli doonaa shacaba Soomaaliyeed ee ku dhaqan Qaarada Yurub,Xaflada koowaad ee kulanka madaxweynaha waxaa lagu qabanayaa magaalada London Arboco 10/03/10 saacada 05:00 pm, Xaflada labaadna waxaa lagu qabanayaa magaalada Birmingham maalinta Khamiista 11/03/10 saacadu marka ay tahay 04:00pm
Tickedhada xafladu waa lacag la'aan, Fadlan akhri macluumaadka oo dhan si aad u ogaato waxyaabaha lagaa doonayo.
The tickets for the event are free of charge. Please make sure you read the information printed in the ticket.
Latest News
Events News waa halka aad kala socon doonto macluumaadka ku saabsan wefdiga Madaweynaha Soomaaliya,waxaan ku dadaalaynaa in aan si joogta ah idiin wargelino.